Wasiiru Dowlaha Waxbarashada”Waxaan dib u soo celinaynaa shuruucdii waxbarashada

0
419

Wasaradda Waxbrashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka shaqeyneyso sidii ardeyda Soomaaliyed ay u heli lahaayeen Waxbrasho tayo leh. Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Waxbrashadda Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle “Jaabiri” aya sheegay in ay dhawaan sameyn doonaan guddi taclinta sare ah oo qiimeyn rasmi ah ku sameyn dona tayada tacliinta dalka iyo […]




SOURCE: Wasiiru Dowlaha Waxbarashada”Waxaan dib u soo celinaynaa shuruucdii waxbarashada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.