WAX BADAN KA OGOOW: KULANKA SAVILA VS REAL.

0
226

Real waxaa ay booqan doonta kooxda Savila iyadoo xiligii kulankaan loo asteeyay ay kooxdaani aaday ciyaarista Finalka Copa Dele Rey.

Kooxda lagu naaneeso Los Balancos ayaa Garoonka Soo gali doonta iyadoo siyaabo kala duwan u waayi doonta Qaar kamid ah Xidigaheeda oo ay ugu horeeyaan Bale iyo Ronaldo.

Ma jiro wax wal wal oo ay muujinayso kooxda real oo sida caadiga ah waa ay ka adagtahay savila inkasta oo ay kubadu tahay cad iyo madoow.

WAQTIGA 10:30 PM

TARTANKA: LA LIGA

GAROONKA: STADIO RAMON SANCHEZ PIZJUAN

XAQIIQADA  KAA DAHDOON.

Real ayaa si wayn uga gacan saraysay kooxda Savila kulamadii ugu dambeeyay ee ay kulmeen.

Real waxaa ay saxiixday 9 gool labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ay is wajaheen Savila.

SEVILLE, SPAIN – AUGUST 30: General view of Estadio Ramon Sanchez Pizjuan after its refurbishment and before the La Liga match between Sevilla FC and Club Atletico de Madrid on August 30, 2015 in Seville, Spain. (Photo by Gonzalo Arroyo Moreno/Getty Images)

Midkastaa oo kamid ah tobankii kulan ee ugu dambeeyay ee ay is wajaheen kooxahani ayaa waxaa laga dhaliyay 3 gool ugu yaraan.

Savila waxaa ay badisay 2ba kulan halka mid kalena ay Bar baro Gashay 3dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay garoonkeeda kusoo dhawaysay Real Madrid.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.