Weerar Bambaano ah oo Caawa lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Degmada Dayniile

0
37

Waxaa Caawa kooxo hubeysan weerar bambaano ah ay ku qaadeen Guriga uu Muqdisho ka degan yahay Guddoomiyaha Degmada  Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar. Dad goobjooogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in kooxda weerarka soo qaaday iyo Ilaalada Guddoomiyaha uu dhexmaray iska horimaad toos oo muddo daqiiqado ah socday,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu […]




SOURCE: Weerar Bambaano ah oo Caawa lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Degmada Dayniile

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.