Weerar Caawa ka dhacay Boosaaso iyo Garsoore lagu dhaawacay

0
31

Wararka Caawa ka imaanaya Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dhaawacay Garsoore ka tirsan Maxkamada Sare ee Maamulkaas. Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen bustoolado ayaa weeraray Garooraha oo lagu Magacaabo Siciid Cabdi Muumin ,waxaana dad ku sugan Boosaaso ay sheegeen in weerarkaas uu dhaawac […]




SOURCE: Weerar Caawa ka dhacay Boosaaso iyo Garsoore lagu dhaawacay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.