Weerar hubeysan oo lagu qaaday masaajidyo ku yaal dalka New Zealand

0
44

Ugu yaraan soddon ruux ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin u dhashay dalka Australia ahna 28 jir uu rasaas ku furay dad ku tukanayay masjid ay ku tukanayeen qaar kamid ah Muslimiinta ku nool dalka New Zealand.
Ninka weerarka geystey ayaa boggiisa Twitterka ku sheegay magaciisa Brenton Tarrant waxana weerarka uu ka dhacay Masjidka Alnoor.
Afar ruux oo mid kamid ah ay tahay dumar ayaa loo xirey weerarkan waxaana la sheegay inmid ka mid ah dadkaas la xirey uu xirnaa suunka isqarxinta.
Wadanka New Zealand ayaa ku yaal cirifka Bari ee caalamka waxaana masaajidyada la weeraray  lagu jirey xilligii salaada Jimcaha.
Wararka waxa kale oo ay sheegayaan in weerar kale uu ka dhacay masjid ku yaal magaalada Christchurch Hospital waxaana lagu weeraray bambooyin gaadiid halkaa yiil.



#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-1-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-3-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-4-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-5-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-6-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item6 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-7-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5c8b423a4fc00 .td-doubleSlider-2 .td-item7 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/djdaa-8-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}





weerarka masjidka New Zealand


1 of 7


































































































The post Weerar hubeysan oo lagu qaaday masaajidyo ku yaal dalka New Zealand appeared first on Somali News Leader.




SOURCE: Weerar hubeysan oo lagu qaaday masaajidyo ku yaal dalka New Zealand

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.