Weerar Ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye

0
16

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Wararka ka imanaya Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay goor dhaw lagu weerarray Barkootarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.




SOURCE: Weerar Ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.