Weerar lagu qaaday saldhiga Booliska Garoowe iyo Sarkaal lagu dhaawacay

0
50

Israsaaseynta ayaa timid kadib markii saakay ay Saldhiga Booliska Magalada Garoowe weerareen maleeshiyaad hubeysan,kuwaas oo horay uga tirsanaan jiray Ciidamada Booliska Puntland. Taliyaha Booliska qeybta Gobolka Nugaal Faarax Galan-gooli oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in Saldhigga ay soo weerareen Saraakiil iyo askar booliska ka tirsaneyd balse horay Shaqada looga ruqseeyey. […]




SOURCE: Weerar lagu qaaday saldhiga Booliska Garoowe iyo Sarkaal lagu dhaawacay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.