Weerar xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed

0
256

Khamiis, Janaayo, 24, 2019 (HOL)- Rag hubeysan ayaa lagu waramayaa in ay xalay weerar ku qaadeen guri uu magaalada Baydhabo ka degenaa xildhibaan Carfo Ibaahim Aadan oo ka mid ah baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed.




SOURCE: Weerar xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.