Weerarkii Masjidka New Zealand oo lagu dilay 49 ruux iyo cambaareyn caalami ah loo jeediyay

0
244

Jimco, Maarso, 15, 2019 (HOL)- Wararkii ugu dnabeeyay ee ka soo baxaya weerar lagu qaaday Masaajido ku yaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa sheegaya in ay ku dhinteen dad ka badan 49 ruux.




SOURCE: Weerarkii Masjidka New Zealand oo lagu dilay 49 ruux iyo cambaareyn caalami ah loo jeediyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.