Wiil 12 jir ah iyo Nin Oday ah oo Lagu Dilay Bakool

0
311

Rag hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay deegaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde ee gobolka Bakool. Labada qof ee la dilay ayaa kala ahaa nin oday ah oo khudaar geyn jiray magaalada Xudur. Ninkan ayaa la dilay isaga oo saaran mooto bajaaj uu ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wiil 12 jir ah iyo Nin Oday ah oo Lagu Dilay Bakool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.