Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

0
196

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid,waxaana loo geystay Wiil dhalinaro ahaa kana mid ahaa dadka ku nool Xaafadaasi Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid. Wiilka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Shuceyb Biibaaye,waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in uu ka dambeeyay askari ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dad ku sugan halka uu […]




SOURCE: Wiil Dhalinyaro ah oo lagu dilay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.