Wiil Dhalinyaro ah oo Tooreey Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0
413

Dilka wiilkaan dhalinyarada ah oo loo adeegsaday Toorey(Midi) ayaa waxaa uu Caawa ka dhacay Xaafada Dabaqeynka ee degmada Yaaqshiid sida ay Dalsan u sheegeen dad goobjoog ka ahaa xilliga dilka uu dhacayey. Dilka ayaa yimid kadib markii Wiilka Dhalinyarada ah uu eryaday rag burcad ah oo dadka ku nool Xaafada Dabaqeynka ay badi Caawa eryanayeen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wiil Dhalinyaro ah oo Tooreey Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.