WIIL INDIA U DHASHAY OO LIONEL MESSI DARTII ISKU DILAY.

0
329

Dinu Alex Waa 30sano jir u dhashay dalka india.
Wuxuu taagero wayn u ahaa Messi Kadib Ciyaartii Argentina 3-0ka looga badiyay….Wiilkan Wuxuu Qoray Warqad Uu ku cadaynayo Inuusan Dunida Sii joogi Karin World Cupkuna Uusan Xiiso Lahayn Madaama Ninka Uu Tageeraha U ahaa Qiir Qiir Ku Jiro Cajiib!!!
Dinu Alex, Wuu Isdilay Wuxuuna Naftiisa U waayay Messi iyo Argentina
Waalidka Wiilka Dhalay Waxay Shegeen Inuusan Labo Hbeen Seexan Wiilkoodu Si Waali Ahna Uu Kulankaas U sugayay
Argentin Iyo Messi Magta Ninka Waa Inay Iska Bixiyaan Markaasay Guulaysane
Sidee U aragtaa Wiilkan Fikirkiisa?????????




READ MORE FROM THE SOURCE: WIIL INDIA U DHASHAY OO LIONEL MESSI DARTII ISKU DILAY.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.