Xalay ayaa fariisin Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku leyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa weerar ku qaaday Al-Shabaab,waxaan halkaasi ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa waxaa ku geeriyooday Saddex Askari oo uu ku jiray sida la xaqiijiyey Wiil uu dhalay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Cabduqaadir Macalin […]
SOURCE: Wiil uu dhalay Wasiiru dowlihii Madaxtooyada oo ku dhintay dagaal ka dhacay Afgooye