Wufuud gaadhey degmada Taleex si ay qayb uga noqdaan soo afjarida colaad toban sano ku dhowaan ka Taagnayd

0
45

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) – Ergooyin kala duwan ayaa saacadihii la soo dhaafay ku soo qulqulayey magaalada Taleex ee gobolka Sool si ay qayb uga noqdaan soo afjatida colaad toban sano ku dhowaan ka taagnayd oo u dhexaysey laba beelood oo halkaa wada dega.




SOURCE: Wufuud gaadhey degmada Taleex si ay qayb uga noqdaan soo afjarida colaad toban sano ku dhowaan ka Taagnayd

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.