Xaaf oo ka hadlay dab khasaare ballaaran geystay oo ka kacay saakay degmada Guri-ceel

0
26

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay dabkii khasaaraha hantiyeed geystay ee ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud.




SOURCE: Xaaf oo ka hadlay dab khasaare ballaaran geystay oo ka kacay saakay degmada Guri-ceel

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.