Xaaf oo qaadacay xilka qaadistii lagu Sameeyay

0
74

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku shiray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay galabta xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmugug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Shirka waxa gudoominayay Cali Gacal Casir oo daraad koox kale oo Xildhibaano ah oo ku shiray Dhusamareeb ay sheegeen inay xilka ka qaadeen. Hasa yeeshee madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo BBC […]




SOURCE: Xaaf oo qaadacay xilka qaadistii lagu Sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.