Xaalada deegaannada dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo degan

0
295

Isniin, August, 06, 2018 (HOL) –Wararka ka imanaya magaalooyinka Jigjiga iyo Diri-Dhabe ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in ay ka jirto xaalad degenaasho, kaddib rabashadoo labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacayay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xaalada deegaannada dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo degan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.