Xabaal Wadareedyo laga helay xadka kala qaybiya Gobollada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya

0
63

Boliiska Dalka Itoobiya ayaa sheegay inay heleen Xabaal wadareedyo ay ku jireen Meydadka 200 Qof oo lagu aasay inta u dhexeysa xadka kala qaybiya Gobollada Soomaalida iyo Oromada. Warbaahinta maxalliga ee Dalka Itoobiya ah ayaa sheegtay in Xabaal wadareedyadani la helay xiili lagu guda jiray baaritaanno ka dhan ah tacaddiyada loo haysto Madaxweynihii hore ee […]




SOURCE: Xabaal Wadareedyo laga helay xadka kala qaybiya Gobollada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.