Xabaale Wadareed laga helay xadka Gobolada Soomaalida iyo Oromia

0
16

Jimco, November, 09, 2018 (HOL)– Saraakiisha Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay ka heleen xabaalo wadareed ay ku aasan yihiin illaa labo boqol oo ruux meel ku dhow xadka Soomaalida Ethiopia iyo Oromia.




SOURCE: Xabaale Wadareed laga helay xadka Gobolada Soomaalida iyo Oromia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.