Xabsi cusub oo laga hergaliyay magaalada Muqdisho

0
274

Talaado, August, 07, 2018 (HOL)–Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hergalisay meel aan ka fogeyn Ex Koontarool Afgooye magaalada Muqdisho kaasoo si casri ah loo dhisay sida uu sheegay taliyaha ciidamada Asluubta Bashiir Maxamed Jaamac.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xabsi cusub oo laga hergaliyay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.