Xabsiyadda Imaaraadka ku leeyihiin Yeman oo lagu baaqay in la wada xiro.

0
371

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Yemen, Axmed Al-maysari ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay Cadan kula kulmay Reema al-Haashimi oo ah Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Imaaraadka. Kulankaasi waxa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciiddanka Imaaaradka Carabta ka jooga Yemen, Jeneral Maxamed Al-xasani. Waa markii ugu horreysay oo ay Dowladda Yemen si rasmi ahaan ugala hadasho […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xabsiyadda Imaaraadka ku leeyihiin Yeman oo lagu baaqay in la wada xiro.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.