Xal laga gaaray murankii ka taagnaa Suuqa Kalluunka ee Magaalada Boosaaso

0
80

Iyada oo ay cakirneed xaaladda Suuqa Kalluunka ee Magaalada Boosaaso dibadbaxyo is xig-xigayna ay ka dhaceen labadii maalin ee la soo dhaafay ayaa haatan waxaa muuqanaya in xal buuxa laga gaaray khilaafkii ka dhashay go’aanka maamulka Puntland ay ku xireen suuqaas kadib markii lagu eedeyay nadaafad xumo iyo falal amniga xilidi ku ah oo mararka […]




SOURCE: Xal laga gaaray murankii ka taagnaa Suuqa Kalluunka ee Magaalada Boosaaso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.