Xarrakada Al-shabaab oo digniin u dirtay Dalladaha Waxbarashada dalka

0
74

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay waxaa ay digniin u direen dallaadaha waxbarashada dalka oo ay uga digeen wadashaqeyn toos ah oo ay la yeeshaan dowladda federaalka.




SOURCE: Xarrakada Al-shabaab oo digniin u dirtay Dalladaha Waxbarashada dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.