Xarumihii canshuurta ee degmooyinka Hawl wadaag iyo Hodan oo 30 sanno kadib dib loo howlgaliyay

0
39

Axad, December, 08, 2019 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dib u howlgalisay burburkii dowladdii dhexe kaddib xarumahii canshuuraha degmooyinka Hawl wadaag iyo Hodan ee Gobolka Banaadir oo dib loo dhisay.




SOURCE: Xarumihii canshuurta ee degmooyinka Hawl wadaag iyo Hodan oo 30 sanno kadib dib loo howlgaliyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.