Xeer ilaaliyaha Qaranka : Waxaa xiran Nin 40 sano jir ah oo kufsaday Gabar Shan sano jirta

0
29

Khamiis, Maarso 07, 2019 (HOL)- Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta Soomaalidu siweyn u hadal hayeen dhacdooyin Kufsiga oo ku soo badanaya qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya, ayuu sheegay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir in gacanta dowladda uu ku jiro Nin 40 sano jir ah oo sida uu hadalka u dhigay Kufsaday gabar shan sano jirta.




SOURCE: Xeer ilaaliyaha Qaranka : Waxaa xiran Nin 40 sano jir ah oo kufsaday Gabar Shan sano jirta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.