Xeradii ciidamada Hiil-weyne oo dib loo howlgalinayo

0
311

Jimco, July, 13, 2018 (HOL)–Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u howlgalin doonto xiryihii waaa-weynaa ciidamadu lahaan jireen, gaar ahaan xerada Hiil-Weyne oo ku taala dulleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xeradii ciidamada Hiil-weyne oo dib loo howlgalinayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.