Xiisad dagaal oo Caawa ka taagan deegaanka Tukaraq

0
305

Wararka  naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland. Xiisadaan ayaa timid kadib markii maanta si kala gooni gooni ah labada Maamul ay Ciidamo u kala geeyeen halka ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada  labada Maamul,sida […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xiisad dagaal oo Caawa ka taagan deegaanka Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.