Xiisad ka dhalatay dilka labo dhalinyaro ah oo ka taagan Laascaanood

0
370

Talaado, August, 21, 2018 (HOL)-Laba dhalinyaro ah ayaa dhintay halka mid kalena uu dhaawacmay kaddib markii ciidamada illaaada gudoomiyaha gobolka rasaas ku fureen taas oo dhalisay xiisad ka taagan magaalada Laascaanood.




READ MORE FROM THE SOURCE: Xiisad ka dhalatay dilka labo dhalinyaro ah oo ka taagan Laascaanood

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.