Xiisad ka taagan degmada Baardheere iyo Ciidamo la wareegay xarunta degmada

0
45

Wararka aanu ka helayno magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo milatari ah ay la wareegeen xarunta uu ku shaqeynayay maamulka magaalada,Ciidankaan ayaa wararku waxa ay sheegayaan in ay la wareegeen goobaha muhiimka ah sida Xurnta degmda iyo Saldhiga halkaas oo ay xirteen. Ciidanka la wareegay magaalada waxaa ka soobaxaya warar kala duwan […]




SOURCE: Xiisad ka taagan degmada Baardheere iyo Ciidamo la wareegay xarunta degmada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.