Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur”Acmaasha Xajka ee Sanadkan waxay u xiran tahay sidii Waddooyinka Muqdisho oo kale”

0
269

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Mudanayaasha golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dhaliilay habka uu ku socdo xilligaan diyaar garowga Xajka iyo xiisada ka dhalatay ee sababtay in xilkii laga qaado Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. Waxa uu sheegay in Acmaasha Xajka ee Sanadkaan ay u xiran tahay sidii Wadooyinka Muqdisho oo kale,isla markaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur”Acmaasha Xajka ee Sanadkan waxay u xiran tahay sidii Waddooyinka Muqdisho oo kale”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.