Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax gaariga loogu xiray

0
67

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)–Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo lagu magacaabo Maxamed Mursal Booroow ayaa dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa agagaarka Tiyaatarka oo aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada.




SOURCE: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax gaariga loogu xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.