Xildhibaan ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho

0
63

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo Gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolkan Banaadir kaas oo geystay khasaaro dhimasho ah. Qaraxaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay afaafka hore ee  Maqaayada London Gate oo u dhow hotelka Muno oo ku yaalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir. Dad Gobjoogayaal […]




SOURCE: Xildhibaan ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.