Xildhibaan Somali-Kenyan ku baaqay in Ciiddanka Kenya laga soo daad-gureeyo Somalia

0
341

Xildhibaan Cumar Maalim oo laga soo doorto Bariga Mandera waxa uu ka codsaday Barlamaanka Kenya inay amar ku bixiyaan in sida ugu dhaqsaha badan Ciiddanka Kenya looga soo daad-gureeyo gudaha dalka Somalia. Waxa uu sheegay in lagu guul-daraystay Hawlgalka ay Ciiddanka Kenya u joogaan Somalia muddada 7-da sanno ee la soo dhaafay, isla markaana ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Xildhibaan Somali-Kenyan ku baaqay in Ciiddanka Kenya laga soo daad-gureeyo Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.