Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka

0
341

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho ka socda kulanka caadiga ah ee Golaha Shacabka,hayeeshee maanta ka xasaasisan kulmadii hore ee Golaha. 170 Mudane ayaa goobjoog ka ah,waxaana shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cadiraxmaan,waxaana Ajandaha kulanka Maanta uu yahay u codeynta Hindise Sharcigeed ka wax ka badalka Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka. […]




SOURCE: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.