Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah yeeshay

0
399

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka BJFS. kulanka oo ay goobjoog ahaayeen 139 xildhibaan ayaa guddiga xuquuqul insaanka ee golaha shacabka waxa ay ku soo bandhigeen warbixinta akhrinta labaad hindise- sharciyeedka hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka […]




SOURCE: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah yeeshay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.