Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah ku leh Magalada Muqdisho

0
63

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta  oo isniin ah Taariikhduna ay  ku began tahay 14/1/2019, waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonana Xarunta Golaha Shacbaka ee Magalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah u codeynta wax ka badelka Sharciga Hanti dhawraha guud ee Qaranka Iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxaana kulanka Maanta uu […]




SOURCE: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah ku leh Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.