Xildhibaanada wada Mooshinka ka dhanka ah MD Farmaajo oo Warqad Cabasha ah u diray Itoobiya

0
293

Xildhibanadaan oo la magac baxay Badbaado Qaran (NSC), waxay  Qoraal u direen Dowladda Ethiopia  si ay u caddeeyso Mowqifkeeda ku aadan doorkii ay Ciiddanka ka jooga magaalladda Baydhabo ka qaateen Hawlgalkii lagu soo qabtay Mukhtaar Roobow Cali “Abu Mansuur”,  iyo in loo soo gudbiyo magaalladda Muqdisho. Qoraalka waxaa si toos ah loogu diray Danjiraha Ethiopia […]




SOURCE: Xildhibaanada wada Mooshinka ka dhanka ah MD Farmaajo oo Warqad Cabasha ah u diray Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.