Xildhibaannada Galmudug oo maanta u fariisanaya mooshinka ka dhanka ah madaxweyne ku-xigeenka

0
66

Axad, September, 16, 2018 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah maamul gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in uu soconayo qaban qaabada kulan la doonayo in looga dodo mooshin ka dhan ah madaxweyne ku-xigeenka maamulka Maxamed Cabdi Xaanshi Carabey.




SOURCE: Xildhibaannada Galmudug oo maanta u fariisanaya mooshinka ka dhanka ah madaxweyne ku-xigeenka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.