Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya wax ka badalka xeerka Bangiga Dhexe

0
205

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (HOL)- Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Isniin ah kulan xasaasi ah ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho, iyaga oo ka dooddi doona wax ka badalka xeerka Bangiga.




SOURCE: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya wax ka badalka xeerka Bangiga Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.