Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale dood ka yeelanaya Sharciga Doorashooyinka

0
11

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)- Kulan maanta oo Tallaaado ah ku yeelanayaan Xildhibaannada Golaha Shacabka xaruntooda magaalada Muqdisho ayeey mar kale dood ka yeelanayaa Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo dhawaan loo soo gudbiyay.




SOURCE: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo mar kale dood ka yeelanaya Sharciga Doorashooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.