Xildhibaanno Cadaado uga dhawaaqay in ay xilkii ka qaadeen madaxweynaha Galmudug

0
89

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)– Dowladda gobolleedka Galmudug ayaa hadda u muuqda mid labo garab u qeybsamay, kaddib kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Cadaado xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamul gobolleedka oo sheegay in ay xilkii ka qadeen madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.




SOURCE: Xildhibaanno Cadaado uga dhawaaqay in ay xilkii ka qaadeen madaxweynaha Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.