Xildhibaanno leyska hortaagay in ay gallaan xarunta Golaha Shacabka

0
340

Arbaco, October, 17, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka dowladda Soomaaliya ayaa ka dalbaday ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya in ay dhowrnaa xasaannada xildhibaanka, kaddib markii ciidamo ka tirsan kuwa nabad-galyada is hortaag ku sameeyeen xildhibaanno gali lahaa xarunta Baarlamaanka.




SOURCE: Xildhibaanno leyska hortaagay in ay gallaan xarunta Golaha Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.