Xildhibaanno sheegay in looga been abuurtay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo

0
214

Isniin, December, 10, 2018 (HOL)–Iyadoo maalintii shalay tiro xildhibaanno ah guddoomiyaha Golaha Shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qaar ka mid ah xildhibaanna ku jiray liiska mooshinka la soo gudbiyay waxaa ay sheegeen in laga been abuurtay.




SOURCE: Xildhibaanno sheegay in looga been abuurtay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.