Xildhibaano ka tirsan BF oo QORAAL xasaasi ah u diray dowladda Itoobiya (Aqri)

0
91

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanada Golaha Badbaadada oo ah xildhibaanada Gudbiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa warqad qoraal ah u diray safiirka dowladda Ethiopia ee Soomaaliya.Xildhibaanada ayaa ka dalbaday safaaradda Ethiopia ee Soomaaliya inay cadeyso doorka ay ciidamadooda ku sugan magaalada Baydhabo ku leeyihiin soo qabashadii Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo shaqada ay ka hayaan magaalada.Warqadda oo Caasimadda Online ay heshay ayaa waxaa lagu cadeeyay inay AMISOM ay iska fogeysay inay door ku lahaayeen so qabashadii Mukhtaar Roobow, waxaana taasi ka dhashay shaki badan oo ah in ciidamada Ethiopia ee kusugan Baydhabo aysan qeyb ka aheyn AMISOM iyo Inkale.Arintaasi ayaana keentay in Xildhibaanada ay warqadan u diraan Safiirka Ethiopia ee Somalia, waxaana warqadda ay u qorneyd sidan:-  Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com




SOURCE: Xildhibaano ka tirsan BF oo QORAAL xasaasi ah u diray dowladda Itoobiya (Aqri)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.