Xilli-kordhin lagu sameeyey Cunaqabataynta QM ee Hubka iyo Dhuxusha Somalia

0
419

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay u codeeyeen in muddo hal sano ah lagu kordhiyo Xayiraada Hubka iyo Ganacsiga Dhuxusha ee Somalia ilaa laga gaarayo 15-ka bisha November ee sanadka soo socda ee 2019-ka. Goluhu waxay sheegeen inay Alshabaab dhaqaalo badan ka helaan Ganacsiga Dhuxusha, waa sida ay hadalka u dhigeen. Dhinaca kale, […]




SOURCE: Xilli-kordhin lagu sameeyey Cunaqabataynta QM ee Hubka iyo Dhuxusha Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.