Xilliga la furi doono Garoonka Diyaraadaha ee laga dhisayo Magaalladda Baraawe oo la shaaciyey

0
71

Enjineer Xuseen Caddow oo ka tirsan Shirkadda Maalgelinta Dhismaha ee Bubaali ee gacanta ku haysa dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Baraawe ayaa sheegay inuu heer gebagebo ah marayo Hawlaha Garoonkaasi. Mas’uulkaasi ayaa waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu Taliyaha qeybta 1-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Jeneral Misheel Kabango kormeer […]




SOURCE: Xilliga la furi doono Garoonka Diyaraadaha ee laga dhisayo Magaalladda Baraawe oo la shaaciyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.