Xilliga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Aqalka Sare oo la shaaciyay

0
304

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo waliba xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka […]




SOURCE: Xilliga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Aqalka Sare oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.