Xisbiga Daldhis oo wacyigalin u sameeyay dhalinyarada magaalada Beledweyne

0
61

Jimco, Maarso, 14, 2019 (HOL) – Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa hada u muuqda kuwo isku abaabulaya in ay ka qeybqaataan nidaamka Xisbiyada ee la doonayo in looga guuryo nidaamka wax ku qabsiga Qabiilka muddo dheer dalka lagu soo dhaqayay.




SOURCE: Xisbiga Daldhis oo wacyigalin u sameeyay dhalinyarada magaalada Beledweyne

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.