Kadib waraysi uu bixiyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo uu ku eedeeyay madixii hore ee sirdoonka Itoobiya Mr. Gatachew, ayaa waxa ay hadda jawaab ka timid xisbiga haya talada ee EPRDF. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay in dhibaatooyinka uu Gatachew ku hayay deegaanka ay uga dacwoodeen xisbiga. Haddaba BBC-da laanteeda […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Xisbiga haya talada Itoobiya oo u jawaabay Cabdi Maxamuud Cumar